Dowlada Somaliland oo sheegtay 5 ka mid ah ganacsatadii dhexdhexaadinta waday ee ka tirsanyihiin xisbiga Waddani

Dawlada Somaliland oo 5 Ka Mid ah Ganacsatadii Dhexdhexaadinta Waday Ku Shaambadaysay in ay Xisbiga Waddani Ka Tirsanyihiin ayaa Diiday Talooyinkii ay Soo Jeediyeen 


Wasiir ku Xigeenka Arrimaha Gudaha oo Weriye Sayid oo Horyaal24 Tv  Ka Tirsan Waraysi Siiyay ayaa Ka Hadlay Qodobadaas 


Waxa Kale oo uu Ka Hadlay Xadhiga Salaadiin La Xidhayo iyo Kuwa Hada Xidhan iyo Weliba Arrimo Kale.


Source: Horyaal24tv




Post a Comment

0 Comments