"Dhalinyarada Ogaaden ee Ree Cabdile intay Dhagaxbuur ka yimaaden majirto sabab ay dhulka Wolqeyt Axmara leh u dhahaan oo ay ugu dagaallamaan.
Dhulkaas dhul Axmaro ma aha,anaguna dadaalka aan isku badbaadinayno xabada la ridayo waa Soomali iyo waa Axmaar ma taqaano."; waxaa siddaas yidhi Getachew Reda.
©️Najax Adan Cunaaye
0 Comments