Maayirka Hargeysa Aroortii waan dhirbaaxi gaadhay" Madaxweyne Muuse.

 "Maayirka Hargeysa Aroortii waan dhirbaaxi gaadhay" Madaxweyne Muuse.


"Maayirka Hargeysa ayaa la waraystay markii dhibatu dhacday (Suuqa Waaheen),  isagoo qabuubyaysan oo wejiga laaladinaya,  Aroortii waan dhirbaaxi gaadhay waakas fadhiyee.


Waan u yeedho waxaan ku idhi maxaa jira adoo dadka hoogaminaya, miyaynan dhisan karin,  ma masiiban dhici Karin?


Wuxuu yidhi mayee arrinkiiban ka yaabay ayay wax i waydiiyen.


Maalintibuu istaago wuxuu yidhi sida aynu Hargeysa oo dhan oo la dumiyay aan u dhisnay, ayaanu u dhisaynaa anagoo dawlada hoose ahna waan balanqaadayna, Dawlada hoose hawsha way ka soo baxday intii kaga beegnayd arrinkaa."


Madaxweyne Muuse Biixi ayaa hadalkan ka jeediyay Hada Jaamacada Hargeysa.




Post a Comment

0 Comments