Madaxweyne DDS oo kulan la qaatay wefti ka socda Kuuriyada Koonfureed Saraakiil sare oo WFB ah.

 Mustafe Muxumed Cumar Madaxweynaha Dawlad deegaanka oo kulan la qaatay wefti ka socda Kuuriyada Koonfureed iyo Saraakiil sare oo WFB ah.


Kulanka ayuu madaxweynu xog ka siiyey xaalada abaareed iyo Qoxootiga ay saamaysay Abaartu.


Waxaanay balan qaadeen in ay gacan ka geysan doonaan gurmad iyo taakulaynta dadka ay abaaruhu wax yeeleeyeen iyo baahiyaha kale ee ka jira DDS.









Post a Comment

0 Comments