Laba caruur ah iyo hooyadood ayaa ku geeriyooday inta ka xaqiijiyey huubiyayaal saaka salaadii subax kadib kagu garaacay degmooyinka Boondheere, Xamar-weyne iyo Shangaani ee magaalada Muqdisho.
Qoyska ay dadku ka geeriyoodeen ayaa degenaa degmada Xamar-weyne, waxaana sidoo kale jira tiro dhaawacyo ah oo ka dhashay hoobiyayaashaas iyo burburka guryihii ay degenayeen dadkaasi.
Sawirku waa hooyo ka tiiraanyeysan dadka aan waxba galabsan ee la dilay geeridooda iyo sawiro kale oo muujinaya xaalada.
0 Comments